WAJAALE NEWS

Daawo: Garabka Badbaada Xisbiga Waddani Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay

Hargaysa (W,N):- Siyaasiyiin uu hogaaminayo Xogahihii hore ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa maanta waxa ay magaalada Hargaysa kaga dhawaaqeen Garab la magacbaxay Garabka Badbaadada Xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Hw0NYZD91Vs

Exit mobile version