WAJAALE NEWS

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Madaxweynihii Hore Soomaaliya Waxka Ogaa Heshiiska Dekeda Berbera

Berbera (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe oo khudbad maanta ka jeediyay Munaasibad lagu daah furayay Maktabad laga hirgaliyay Magaalada Berbera ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu waxka ogaa Heshiiska Dekeda Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Txf9Ev7r4RI

Exit mobile version