“Xaq Maaha In Shaqaaluhu Shaqeeyan Maalmaha Fasaxa, Waa In Lacag Loogu Badalo Ama La Fasaxaa”..Agaasimaha Wasarada Shaqo Gelinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xaq Maaha In Shaqaaluhu Shaqeeyan Maalmaha Fasaxa, Waa In Lacag Loogu Badalo Ama La Fasaxaa”..Agaasimaha Wasarada Shaqo Gelinta
April 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Somalialnd Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la qaatay Ururada Shaqaalaha Dawlada.

 

Sidoo kale Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqo Gelinta Iyo Arimaha Bulshada ayaa amaro culus ka soo saaray  Shaqaalaha Dawlada ee Shaqeeya maalmaha fasaxa ah waxana uu sheegay in aanay xaq ahayn in Shaqaaluhu shaqeeyaan maalmaha fasaxa ah isagoo sheegay in Lacag loogu bedelo ama la fasaxo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS