Safiirka Ethiopia U Fadhiya Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Ay Ku Yeelan Doonaan Magaalada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Ethiopia U Fadhiya Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Ay Ku Yeelan Doonaan Magaalada Burco
April 22, 2018 - Written by Reporter:

Burco (W,N):- Safiirka Dalka Itoobiya u Fadhiya Somaliland iyo Masuuliyiinta Gobolka Tegdheer ayaa waxa ay maanta si wada jir ah xadhiga uga jareen Xafiis Cusub oo ay Jaaliyada Dalka Itoobiya ee ku dhaqan Somaliland ay ku yeelanayaan Magaalada Burco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS