WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Jabuuti Oo Qaabiley Madaxweynaha Dalka Equatorial Guinea

Djibouti (W,N):- Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Equatorial Guinea.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version