WAJAALE NEWS

Xildhibaan Rayte Oo Iska Casiley Gudoomiyenimadii Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Iyo Sababta

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ahaa Gudoomiyihii Gudi hoosaadka Arimaha Gudaha iyo Difaaca ee Golaha Wakiilada Somalialnd ayaa maanta waxa uu shaaciyay in uu gabi ahaanba iska casiley Xilkii Gudoomiyenimo ee uu u hayay Golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version