Mo Faarax Oo Kaalinta Saddexaad Ka Galay Tartanka Marathon-ka Ee London | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mo Faarax Oo Kaalinta Saddexaad Ka Galay Tartanka Marathon-ka Ee London
April 22, 2018 - Written by Reporter:

Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacay ka galay kaalinta saddexaad, halka orodyahanka u dhashay dalka kenya Eliud Kipchoge uu dhigay rikoodh cusub isagoo markii saddexaad ku guuleystay tartankaas.

 

_100983379_e9b7d28e-824e-401c-99e6-29405596942e

Faarax ayaa markii hore hoggaaminayay tartanka balse markii dambe waxa uu laba daqiiqo iyo afar ilbidhiqsi ka dib dhacay Kipchoge.

Xarriiqda ayuu waxa uu ku jaray labo saacadood,lix daqiiqo iyo 21 ilbidhiqsi si uu u jabiyo rikodhkii u yaallay Steve Jones oo ah 33 jir u dhashay dalka Britain.

Faarax oo ku guulaystay 4 jeer ciyaaraha ciyaaraha Olombikada ayaa haatan galay kaalinta saddexaad.

Kipchoge ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ninka ugu khabiirsan Oroddada marathon

Ethiopa’s Tola Shura Kitata finished in a surprise second place, 32 seconds behind Kipchoge.

Waxaa kaalinta labaad galay Tola Shura Kitata oo uu dhashay dalka Itoobiya.

 

COMMENTS
LINKS