Bahda Shabakada Wajaalenews Waxa Ay Hambalyo Dhalasho Wacan U Dirayaan Cabdi Yuusuf Iyo Marwadiisa Faduumo Maxamuud Oo Wiil Ugu Dhashay Cisbitaalka Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxa Ay Hambalyo Dhalasho Wacan U Dirayaan Cabdi Yuusuf Iyo Marwadiisa Faduumo Maxamuud Oo Wiil Ugu Dhashay Cisbitaalka Gabiley
April 23, 2018 - Written by Reporter:

HAMBALYO DHALSHO FARXADLE.

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net  Waxay Hambalyo dhalasho Farxadle u Dirayaan  Gudoomiyaha Shirkaada Sagal Jet Ee Magaalada Tog Wajaale Cabdi Yuusuf Daahir  iyo Marwadiisa Faadumo Maxamuud Yuusuf oo goor dhawayd Wiil ugu dhashay Cisbitaalka Wayn ee Magaalada Gabiley.

 

Waxaana Wiilka loo bixiyay Yuusuf Cabdi Yuusuf Daahir waxaanan leenahay ale haka dhigo kii Dalkiisa, Diintiisa iyo Waalidiiba Anfaca  Amiiin Aaamiin Aamiiin Aaamiiin.

 

hambalyo-dhalasho

COMMENTS
LINKS