DAAWO; ” Somaliland Bilaa Cadaaladda Oo Dhinac Ka Raran Ma Taageersanin” Sheekh Adam-siira. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; ” Somaliland Bilaa Cadaaladda Oo Dhinac Ka Raran Ma Taageersanin” Sheekh Adam-siira.
April 27, 2018 - Written by Editor:

Sheekh Aadansiira Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay komishan Doorashooyin, kana Digay Cawaaqib Xumada ka Dhalan Karta Somaliland bilaa cadaaladda oo Dhinac  Ka Raran,

HARGAYSA (W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) oo kamida Culimada waawayn Ee Reer Somaliland isla markaana ah  Shakhsiyaadka sida dhow uga hadlay Marxaladaha kala duwan ee Somaliland ku sugan tahay iyo Waxyaabaha ugu muhiimsan ee Todobaadkaa taagnaa ayaa khudbadii jimcaha Wuxu kaga Hadlay qiimaha ay leedahay cadaaladu, iyo dhibaatada ay keeni karto Somaliland dhan ka raran,

Sidoo kale Sheikh Aadansiira ayaa komishanka dorashooyinka Ku dhaliilay  oo kala saari kari la xubintii buuxin lahayd kursigii uu baneeyay xildhibaan Ibraahim axmed haybe oo dhawaan geeriyooday taasi oo muran xoogani ka taagan yahay,

Halkan Ka DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRA,’

COMMENTS
LINKS