DAAWO ; Garyaqaan Xasan Sheekh Oo Gudida Qaban Qaabada 18may Ku Dhaliilay Badalka Ay Ku Sameeyeen Maalinta Qaranimada Jsl, Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay Ka Noqoto. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Garyaqaan Xasan Sheekh Oo Gudida Qaban Qaabada 18may Ku Dhaliilay Badalka Ay Ku Sameeyeen Maalinta Qaranimada Jsl, Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay Ka Noqoto.
May 1, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N)  Garyaqaan Xasan Sheekh Muxumed Warsame Oo Kamida Aqoonyahan Reer Somaliland Gaar ahaan Gobolka Gabiley ayaa Gudida Uu Madaxwayne Muuse Bixi Umagacaabay Qaban Qaabada Xuska Maalinta Qaranimada somaliland Ee  18may ku dhaliilay  Badalka ay ku sameeyeen Iyagoo hore usoo dhigay una raray 15may.

Sidoo kale Garyaqaan Xasan ayaa soo bandhigay inta Sanadood ee ay kusoo Beegmayso Rabadaan xuska 18may Taasi oo uu ka digay  Cawaaqib Xumada Iyo gad gadoonta taariikheed ee   ka dhalan karta Talaabadan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS