DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Fanaanka Nuur Daalacay Iyo Heesaha Cusub Ee Uu Ugu Talo Galay Xuska 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Fanaanka Nuur Daalacay Iyo Heesaha Cusub Ee Uu Ugu Talo Galay Xuska 18may.
May 2, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Fanaanka Caanka ah Ee Nuur Daalacay ayaa wuxu ka Waramay Maalinta Qaranimada Somaliland Iyo qiimaha ay ugu Fadhido Umada Reer Somaliland.

nuur daalacay 2

Waraysiga Ayaa Wuxu fanaan Nuur  Daalacay ku Shaaciyay Heesaha Cusub ee Uu ugu talo galay  Xuska 18may iyo Bandhigyo ay ku Qabanayaan Qaaradaha Dunida  +Munaasibada Uu ku kaga Qaybgalyo Dalka Canada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan.

COMMENTS
LINKS