WAJAALE NEWS

DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Fanaanka Nuur Daalacay Iyo Heesaha Cusub Ee Uu Ugu Talo Galay Xuska 18may.

HARGAYSA(W,N) Fanaanka Caanka ah Ee Nuur Daalacay ayaa wuxu ka Waramay Maalinta Qaranimada Somaliland Iyo qiimaha ay ugu Fadhido Umada Reer Somaliland.

Waraysiga Ayaa Wuxu fanaan Nuur  Daalacay ku Shaaciyay Heesaha Cusub ee Uu ugu talo galay  Xuska 18may iyo Bandhigyo ay ku Qabanayaan Qaaradaha Dunida  +Munaasibada Uu ku kaga Qaybgalyo Dalka Canada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan.

Exit mobile version