DAAWO ; fanaanada Sahra Halgan Oo Soo Saartay Heesta Cusub Ee “Somaliland Ani Iyo Adiga Weeyaan” +Xuska 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; fanaanada Sahra Halgan Oo Soo Saartay Heesta Cusub Ee “Somaliland Ani Iyo Adiga Weeyaan” +Xuska 18may.
May 6, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N)  fanaanada   Sahra Halgan Oo soo Saartay  Hees  Cusub oo Qiiro leh kana hadlaysa  Qiimaha Nabada Iyo Xuska Qaranimada  jamhuuriyada  Somaliland  oo lagu gudo jiro udiyaar garowga xuska sanad guuradii 28 labaatanaad  18may.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN WADANIGA AH;

COMMENTS
LINKS