DAAWO; Xil, Cabdiqaadir Jirde Oo Siqoto dheer Uga Sheeyeeyay Taariikho Dhaxal Gal Ah Oo Uu Uga Soo Joogay Marxuum Cigaal Iyo Dhacdooyin Xusuus Mudan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xil, Cabdiqaadir Jirde Oo Siqoto dheer Uga Sheeyeeyay Taariikho Dhaxal Gal Ah Oo Uu Uga Soo Joogay Marxuum Cigaal Iyo Dhacdooyin Xusuus Mudan.
May 7, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Isla markaana ah Gudoomiyaha ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Wadani, mudo Dheerna kusoo Jiray Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa xafladii Xuskii Sanad Guuradii 16 aad ee kasoo Wareegtay geeridii Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa Siqodheer uga Sheekeeyay Taariikho Xiiso leh Iyo Dhacdooyin Xusuus mudan oo uu uga soo joogay Marxuum  Cigaal,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS