DAAWO; Abwaan Dhako Oo Daboolka Kasoo Qaaday Gabaygii “Muusaa Gabyoo Yidhi Ilaahay Gargaaryeey Gabiley Cod Badanaa, Ma Nin Abaal Gudaan Ahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Dhako Oo Daboolka Kasoo Qaaday Gabaygii “Muusaa Gabyoo Yidhi Ilaahay Gargaaryeey Gabiley Cod Badanaa, Ma Nin Abaal Gudaan Ahay!
May 8, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Abwaan Dhako oo kamida Hal Abuurka Somaliland Isla markaana caan ku ah suugaanta odoroska ififaalayaasha  hadba madaxwaynaha kursiga ku fadhiistaan ayaa daboolka kasoo qaaday gabay uu ugu magac daray Muusaa Gabyoo yidhi kaasi oo uu kaga Hadlayo marxadalo faro Badan iyo waayihii uu madaxwaynuhu Usoo marau kursigan

Halkan ka Daawo Muuqaalka  Gabaygan Oo Dhamaystiran;

COMMENTS
LINKS