WAJAALE NEWS

DAAWO; Maxamed Siciid Bk Iyo Heesta Cusub Ee “18 May Sumadii Gobonimiyo Hubaal Waa Sawricii Qaranka Somaliland”

Hargaysa(W,N) DAAWO MUUQAALKA  fanaanka Codka Tolmoon  Maxamed Siciid Bk Ayaa soo Saaray Hees Cusub oo loogu talo galay Dabaaldega Xuska Maalinta  Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland

Maxamed Siciid Bk Ayaa  Heesta ka qaaday Masraxa Jirde Hutel Ayaa Ruxday Shucuubta Bulshadii Ku Sugnayn Cawayskan Iyo Udiyaar Garowga Dabaal Dega Xuska Sanad guura 27 aad ee 18may.

DAAWO MUUQAALKA HEESTAN;

 

https://youtu.be/Zw_PMROnPBg

Exit mobile version