War Deg Deg Ah: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hada Ka Hadlay Dagaalkii Saaka Ee Tukaraq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hada Ka Hadlay Dagaalkii Saaka Ee Tukaraq
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (W,N):- Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley jiida hore ee dagaalka ayaa waxaa uu ka hadley dagaal saaka dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.

Taliyaha ayaa sheegay in dagaalkaasi ay guul weyn ka soo hooyeen ciidamada Somaliland isla markaana ay ku qabsadeen 6 gaadhi oo mid ka mid ahi taangi yahay , sidoo kale-na ay la wareegeen magaalada God qaboobe oo ay hore gacanta ugu hayeen ciidamada Maamulka Puntland.

COMMENTS
LINKS