WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Hada Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq, Sheegayna In Hub Iyo Gaadiid Laga Qabsaday Maamulka Puntland
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo uu wehelinayo Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ka Hadleen dagaalkii gardarada ahaa ee ay saaka soo qaadeen Maamul goboleedka Puntland iyo Maamulka Xamar oo isku dhinac ahaa ay ku soo qaadeen Ciidamada Somaliland deeganka Tukaraq ee gobalka Sool.

Wasiirku waxaa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay hore uga sii socdeen halkii ay markii hore fadhiyeen isla markaana ay hub iyo gadiid badan ka qabsadeen ciidamada maamulka Puntland isla markaana uu iminka istaagey dagaalki ka dib markii ay halkaasi roobab xoogani ka curteen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews