Magaalada Boorama Oo Si Wayn Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY Ee Qaranimada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Boorama Oo Si Wayn Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY Ee Qaranimada Somaliland
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Dadwaynaha Magaalada Boorama ayaa waxa ay saaka isugu soo baxeen islamarkaana aanay u kala hadhin dabaal dega xuska 18May ee qaranimada Somaliland waxaana Shacabka Boorama kala qayb galay Dabaal dega Masuuliyiinta Gobolka Awdal.

 

COMMENTS
LINKS