WAJAALE NEWS

Magaalada Boorama Oo Si Wayn Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY Ee Qaranimada Somaliland

Borama (W,N):- Dadwaynaha Magaalada Boorama ayaa waxa ay saaka isugu soo baxeen islamarkaana aanay u kala hadhin dabaal dega xuska 18May ee qaranimada Somaliland waxaana Shacabka Boorama kala qayb galay Dabaal dega Masuuliyiinta Gobolka Awdal.

 

Exit mobile version