Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY Iyo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kala Qaybgalay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY Iyo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kala Qaybgalay
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Burco (W,N):- Shacabwaynaha Magaalada Burco ayaa maanta isugu soo baxay xuska maalinta 18MAY ee qaranimada Somaliland waxaana xuska dadwaynaha kala qayb galay Madaxwaynaha Ku-xigeenka Somaliland iyo Masuuliyiinta Gobolka Togdheer.

COMMENTS
LINKS