WAJAALE NEWS

Magaalada Tog Wajaale Oo Si Mug Iyo Miisan Leh Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY

Tog Wajaale (W,N):- Dadwaynaha Magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo aanay u kala hadhin ugu badaal degeen Xuska 18MAY ee qaranimada Somaliland, Maamulka iyo masuuliiynta Wajaale ayaa dabaal dega kala qayb galay Shacabka.

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version