Faysal Cali Waraabe Oo Dagaalka Tukaraq Ku Eedeeyay Madaxwaynaha Maamulka Xamar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Dagaalka Tukaraq Ku Eedeeyay Madaxwaynaha Maamulka Xamar
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalkii gaadmaada  ahaa ee ay saaka Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyo Maamulka Xamar ay saaka ku soo qaadeen Ciidamada Somaliland ee Deeganka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxwaynaha Taagta daran ee Maamulka Xamar  ku eedeeyay in uu ka danbeeyo Dagaalkaas.

 

COMMENTS
LINKS