Shacabka Gobolka Gabiley Oo U Dabaal Degay Xuska 18MAY Iyo Wasiiro Xukumada Ka Tirsan Oo Kala Qayb Galay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Gobolka Gabiley Oo U Dabaal Degay Xuska 18MAY Iyo Wasiiro Xukumada Ka Tirsan Oo Kala Qayb Galay
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Shacabka ku dhaqan Magaalada Gabiley ayaa waxa ay maanta si balaadhan isugu soo baxeen debaal dega Xuska 18MAY ee qaranimada Somaliland, Waxaana dabaal dega Shacabka  kala soo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo Maamulka Gobolka Gabiley.

 

COMMENTS
LINKS