Magaalada Hargaysa Oo Si Balaadhan Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Hargaysa Oo Si Balaadhan Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Dadwaynaha Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay si balaadhan saaka isugu soo baxeen debaal dega Xuska 18MAY,Waxaana dabaal dega Shacabka kala soo qayb Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa, Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaridka iyo Wufuud kala duwan oo ka kala socda Wadamada Caalamka iyo Kuwa Jaarka.

 

COMMENTS
LINKS