WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Biyaha Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Tukaraq Iyo Guulo Ciidamada Somaliland Ka Gaadheen
May 15, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay Dagaalkii saaka Deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyo kuwa Maamulka Xamar ay ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore isagoo sheegay in ciidamada Somaliland dagaalkaas guul wayn ka soo hooyeen qabsadeena Gaadiid badan iyo fadhiisimo cusub.

Sidoo kale Wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu ka hadlay Colaada ka taagan Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag isagoo beelaha walaaha ah ugu baaqay in Dagaalka joojiyaan.

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews