DAAWO Ciidamada Kala Duwan Ee Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhoolo Tus Cajiib ah Kusoo Bandhigay Dabaal Dagii Saaka Ee Xuska 18May, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Ciidamada Kala Duwan Ee Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhoolo Tus Cajiib ah Kusoo Bandhigay Dabaal Dagii Saaka Ee Xuska 18May,
May 15, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Guud Ahaan Gayiga Somaliland ayaa Saaka looga Dareeray Dabaaldega Maalinta Qarannimada Jamhuuriyada Somaliland Taasi oo shacabka somaliland Gudo iyo dabada Muujiyeen Dareenka Maalintan ,

ciidan 6 ciidan 2 ciidan 3

Ciidamada Qalabka sida ee somaliland ayaa iyagu saaka ahaa kuwo Muujiyay cududooda iyo  Dhoolo tus cajiib ah iyagoo Gaardi kusoo Maray jidka wayn ee Badhtamah Caasimada somaliland hargaysa.

ciidanka 7

ciidan 4 ciidan 5

Halkan ka Daawo Muuqaalka Wacdarihii Ciidamada somaliland Iyo Waxyaabihii Cusbaa Xuska 18may ee Saaka.

https://youtu.be/lAus_EY9pOM

COMMENTS
LINKS