WAJAALE NEWS

DAAWO Ciidamada Kala Duwan Ee Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhoolo Tus Cajiib ah Kusoo Bandhigay Dabaal Dagii Saaka Ee Xuska 18May,

HARGAYSA (W,N) Guud Ahaan Gayiga Somaliland ayaa Saaka looga Dareeray Dabaaldega Maalinta Qarannimada Jamhuuriyada Somaliland Taasi oo shacabka somaliland Gudo iyo dabada Muujiyeen Dareenka Maalintan ,

Ciidamada Qalabka sida ee somaliland ayaa iyagu saaka ahaa kuwo Muujiyay cududooda iyo  Dhoolo tus cajiib ah iyagoo Gaardi kusoo Maray jidka wayn ee Badhtamah Caasimada somaliland hargaysa.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Wacdarihii Ciidamada somaliland Iyo Waxyaabihii Cusbaa Xuska 18may ee Saaka.

https://youtu.be/lAus_EY9pOM

Exit mobile version