Macheal Keating Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Macheal Keating Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq
May 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Michael Keating ayaa waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland Michael Keating ayaa waxa uu sheegay in colaad ayna waxba tareyn balse loo baahan yahay in xiisada loo bedelo wada hadal labada dhinac ay yeeshaan.

 

COMMENTS
LINKS