Hogaanka Ugu Sareeya Asxaabta Siyaasada Somaliland Oo Go’aan Mid Ah Ka Qaatay Dagaalka Tukaraq, Fariin Adag U Diray Maamulka Xamar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Ugu Sareeya Asxaabta Siyaasada Somaliland Oo Go’aan Mid Ah Ka Qaatay Dagaalka Tukaraq, Fariin Adag U Diray Maamulka Xamar
May 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Masuluuliyiinta ugu saraysa Asxaabta Qaranka Somaliland oo maanta si wada jir ah Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Go’aan mid ah ka qaatay Dagaalka Tukaraq waxaanay taageero balaadhan u muujiyeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, Sidoo kalena waxa ay fariin adag u direen Maamulka Xamar.

 

COMMENTS
LINKS