Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Ka Hadlay Gabadh Suuli La Dumay Oo Geeriyootay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Ka Hadlay Gabadh Suuli La Dumay Oo Geeriyootay
May 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa waxa uu Faah-faahin ka bixiyay Gabadh uu Suuli kula dumay Xafada Geerash Aw Aadan ee Magaalada Hargaysa oo geeriyootay.

https://youtu.be/g-PORcty9T4

 

COMMENTS
LINKS