WAJAALE NEWS

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (W,N)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Wafto Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waaxanay kulamo la qaateen Ciidamada Somaliland eek u sugan Deegaanka.

 

https://youtu.be/s4FsUahuukM

Exit mobile version