Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
May 16, 2018 - Written by Reporter:

Tukaraq (W,N)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Wafto Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waaxanay kulamo la qaateen Ciidamada Somaliland eek u sugan Deegaanka.

 

https://youtu.be/s4FsUahuukM

COMMENTS
LINKS