DEG DEG Daawo: Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Hada Soo Bandhigtay Gaadiid Dagaal Iyo Hub Kala Duwan Oo Ay Ka Qabsadeen Ciidamada Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEG DEG Daawo: Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Hada Soo Bandhigtay Gaadiid Dagaal Iyo Hub Kala Duwan Oo Ay Ka Qabsadeen Ciidamada Soomaaliya
May 16, 2018 - Written by Reporter:

Tukaraq (W,N):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomaliland oo ay weheliyaan Gudomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xubno Wasiiro ah oo ku sugan Aaga jiida hore ayaa waxa ay soo bandhigeen Gaadiidka Dagaalka, Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ka qabsadeen Ciidamadii Soomaaliya ee shalay weerarka ku soo qaaday.

 

COMMENTS
LINKS