WAJAALE NEWS

DEG DEG Daawo: Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Hada Soo Bandhigtay Gaadiid Dagaal Iyo Hub Kala Duwan Oo Ay Ka Qabsadeen Ciidamada Soomaaliya

Tukaraq (W,N):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomaliland oo ay weheliyaan Gudomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xubno Wasiiro ah oo ku sugan Aaga jiida hore ayaa waxa ay soo bandhigeen Gaadiidka Dagaalka, Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ka qabsadeen Ciidamadii Soomaaliya ee shalay weerarka ku soo qaaday.

 

Exit mobile version