DAAWO; Warbixin Waa Sidee Xaaladda Dhaam Biyoodka Xaafada Jig jiga Yar? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Warbixin Waa Sidee Xaaladda Dhaam Biyoodka Xaafada Jig jiga Yar?
May 16, 2018 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):Dhawaan Ayay ahayd markii uu madaxwaynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi  uu masuuliyiinta dawlada hoose Ee caasimada Hargaysa  ku amray  baabiinta dhaam biyoodyadda magalaada hargaysa.

Dhaambiyoodka Xaafada Jig jiga yar Ee Degmada Ibraahim Koodbuur ayaa kamida dhaamamka uu madaxwaynaha Somaliland amray baabiintooda.

DHAAM BIYOODKA XAAFADA JIG JIGA YAR

Dhanka kale baabiinta dhaambiyoodka xaafada jig jiga yar ayaa saamayn balaadhan ku yeelanaysa qaarkamdia bulshada danyarta ah oo siyaabo kala duwan uga faa,iidaysa biyihiisa xiliyada guga kuwasi oo dan wayn ku qabada haday tahay booyada biyaha , dadka danyarta ah oo ku maydha dharka iyo sidoo kale  dadka leh beeraha bustaanada oo iyagu ku beerta biyaha dhaamka khudrada kala duwan ee ay beertaan.

HAKAN KA DAAWO  MUUQAALKA WARBIXINTAN;

 

 

COMMENTS
LINKS