Suldaan Sabayse Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Shacabka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Sabayse Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Shacabka Somaliland
May 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabayse oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Sacad Muuse ayaa waxa uu si adag uga hadlay Dagaalkii gaadmada ahaa ee ay Ciidanka Soomaaliya ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida hore, Sidoo kale Suldaan Sabayse ayaa Shacabka reer Somaliland waxa uu ugu baaqay in ay is barbar taagaan Ciidanka Qaranka Somaliland.

 

 

COMMENTS
LINKS