DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Madashii Xuska 18may Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Iyo Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Madashii Xuska 18may Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Iyo Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa!
May 16, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xuska Maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland oo Guud ahaan  gudo iyo dibadka looga dabaal degay maalinti shalay ayaa ahaa mid ay ku ladhnaayeen dhacdooyin xiiso gaara leh kuwaasi oo dhanka kale  ay ku kulmeen madaxda somaliland badi iyo wafuud ka kala socotay Wadamada Jaarka Iyo Haayadaha Caalamiga ah ee ku Sugan Caasimada Hargaysa.

Waxaana Xafladan Dabaal dega ku lamaanaa Muuqaalka Iyo Wajiyo Siyaasada Somaliland Saamayn Badan ku leh oo ay Kulmisay.

KULMISAY 13

Halkan ka Daawo Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Iyo Madashii Dabaal Dega Xuska 18may Ee Caasimada Hargaysa Shalay;

KULMISAY 9 KULMISAY 8 KULMISAY 7 KULMISAY 6

KULMISAY 10 KULMISAY 11

KULMISAY 5 KULMISAY 4 KULMISAY 3

KULMISAY 1 KULMISAY 2 KULMISAY 12

COMMENTS
LINKS