WAJAALE NEWS

DAAWO ; Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Oo Bulshada Somaliland Ugu Digtay Roobab Duufaano Wata Oo Kusoo Foole Qaarkamida Gobolada Dalka.

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah faysal Cali Sheekh ayaa bulshada reer somaliland ee ku dhaqan gobolada saaxil sanaag, Salel, iyo Awdal uga digay roobab duufaano wata oo kusoo beegan maalmaha soo socda kaasi  cabsi wayn laga qabo ,

Gudoomiye faysal ayaa fariimo muhiim ah u diray bulshada ku kala dhaqan goboladaa .

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version