Digniin Ku Socota Muwadiininta Somaliland Ee U Safra Deeganada Mamulka Puntland!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Digniin Ku Socota Muwadiininta Somaliland Ee U Safra Deeganada Mamulka Puntland!!
May 17, 2018 - Written by Editor:

Warar xogogaal ah oo lagu kalsoonyahay ayaa Digniin Culus U Diraya Muwaadiniinta Somaliland Ee U Safri jiray Deganada Mamulka Puntland Waayo Puntland oo Shalay Afhayeenkeedu Bbc U Sheegay Inay Maxaabiis Dagaal Somaliland Ka Qabsadeen Laakiin Waxaa La Xaqiijyey in Ciidanka Qaranka JSL Aan Wax Maxaabiis Ka Maqnayn Laakiin Ciidanka Qaranka JSL Iyagu ay hayaan Maxaabiis-dagaal Tiradooda Lasoo Bandhigi Doono.

u_113244d_2013-10-13-11-25-54f_breaking_news_1_

Markaa Waxaa jirta khatar In Puntland  ay Qabsato Dadkii Waraaqaha iyo Alaabooyinka u Doonan Jiray Xaga puntland ahaan Raga iyaga  Markay Qabsadaana Dirays u Xidhidoona oo Maxaabiis Ku Sheegi Doona  Si Maxaabiista Laga Qabtay Ugu Bedeshaan Hadba Waxaa Looga digayaa in Muwaadiniinta Reer Somaliland Gaar ahaan Raga inay u Safraan Puntland wakhtigan xadirka ah.

 

Xafiiska wararka

Tvsle Lascanood.

 

 

COMMENTS
LINKS