WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo Barnaamij La Afur Madaxweynahaaga Gaadhsiiyay Maxaabiista Ku Xidhan Xabsiga Madheera.

HARGAYSA(W,N) Wasiira wasaarada cadaaladda Somaliland oo ay weheliyaan taliye kuxigeenka ciidanka asluubta ayaa kormeer kusoo maray xabsiga madheera ee gobolka saaxil iyagoo halkaasi gaadhsiiyay barmaamijka loogu talo galay in lagu afuriyo bisha ramadaan maxaabiista kaasi oo loogu yeedho la afur madaxwaynahaaga ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version