DAAWO; Masuuliyiinta Shirkada Somtel Oo Shaacisay In Uu Bilaabmayo Barnaamijka Kasmaal Iyo Tv,yada Cusub Ee Laga Daawan Doono, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masuuliyiinta Shirkada Somtel Oo Shaacisay In Uu Bilaabmayo Barnaamijka Kasmaal Iyo Tv,yada Cusub Ee Laga Daawan Doono,
May 17, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Madaxda shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu bilaabmayo Marmaamijka “kasmaal” oo Bilkasta oo Ramadaan ah ay shirkadu Qabato,

Sidoo kale Masuuliyiinta Shirkada Somtel ayaa sheegay meelaha kale ee laga daawan doono sanadkan,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS