WAJAALE NEWS

DAAWO; Masuuliyiinta Shirkada Somtel Oo Shaacisay In Uu Bilaabmayo Barnaamijka Kasmaal Iyo Tv,yada Cusub Ee Laga Daawan Doono,

Hargaysa(W,N) Madaxda shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu bilaabmayo Marmaamijka “kasmaal” oo Bilkasta oo Ramadaan ah ay shirkadu Qabato,

Sidoo kale Masuuliyiinta Shirkada Somtel ayaa sheegay meelaha kale ee laga daawan doono sanadkan,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version