DAAWO; Wasiirka Caddaalada JSL Oo Xabsiga Dhexe Ee Magalada Gabiley Ka Daah Furay Barnaamijka Maxbuus La Afur Madaxwaynahaaga Ee Bisha Ramadaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Caddaalada JSL Oo Xabsiga Dhexe Ee Magalada Gabiley Ka Daah Furay Barnaamijka Maxbuus La Afur Madaxwaynahaaga Ee Bisha Ramadaan.
May 18, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasirka wasaarada cadalada jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ay weheliyaan saraakiisha ciidanka asluubta ayaa kormeer ku tagay jeelka dhexe ee magaalada gabiley kaasi oo uu ka daahfuray barmaamijka maxbuus la afur madaxwaynahaaga ,

GGGGGG NIIIIIII

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS