Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Jsl Oo ka Hadashay Xaaladda Internet La’aanta Ee Soo food Saartay Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Jsl Oo ka Hadashay Xaaladda Internet La’aanta Ee Soo food Saartay Somaliland.
May 21, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha  guud ee wasaaada isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada Somaliland  ayaa markii uhoraysay ka hadlay in xaalad internet la,aan oo soo food saartay Somaliland kadib markii roobab xoogan oo ka da,ay xeebaha Somaliland  oo khasaare balaadhan  gaadhsiiyay  xadhkaha shirkada somcable .

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS