WAJAALE NEWS

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Jsl Oo ka Hadashay Xaaladda Internet La’aanta Ee Soo food Saartay Somaliland.

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha  guud ee wasaaada isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada Somaliland  ayaa markii uhoraysay ka hadlay in xaalad internet la,aan oo soo food saartay Somaliland kadib markii roobab xoogan oo ka da,ay xeebaha Somaliland  oo khasaare balaadhan  gaadhsiiyay  xadhkaha shirkada somcable .

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version