Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Beenisay Qoraal Warbaahinta Qaar lagu Baahiyay Iyo Fariinta Uu Xanbaarsanaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Beenisay Qoraal Warbaahinta Qaar lagu Baahiyay Iyo Fariinta Uu Xanbaarsanaa!
May 21, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Masuul ku hadlayay afhayeenka wasaarada Arimaha dibada Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal hore loogu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in wasiirka Arimaha dibada Uqoray raysal wasaaraha Dalka Etoobiya

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA  WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS