DAAWO; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Brussels. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Brussels.
May 21, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa lagu soo Dhaweeyay magaalada brussels ee Dalka bulguimka

Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa casuumad ka helay halkaasi oo uu kaga qaybgali doono  Shir caalamiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS