WAJAALE NEWS

DAAWO; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Brussels.

Hargaysa (W,N) Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa lagu soo Dhaweeyay magaalada brussels ee Dalka bulguimka

Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa casuumad ka helay halkaasi oo uu kaga qaybgali doono  Shir caalamiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version