WAJAALE NEWS

Qisadii Safiirkii Rasuulka Ee Madiina -Rag Iyo Dumar Taariikhda Raadeeyay 3Aad

Taariikhda rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. barmaamijkii 3aad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ;

Exit mobile version